Search
Close this search box.

Candles Casharkeenii labaad 2

Casharkeena Labaad ee ku Saaabsan Candleska.

Rising 3 Method

Rising Method waa Candles usamaysan sida aad sawirka ku arki doonto hadii alle idmo waana candles usamaysan qaab dhismeed ah in aad aragto candle Buy ah kadib aad aragto sadex candle oo yar yar oo sell ah kadib hadana aad aragto candle Buy ah waxaana markaa kuu buuxsamaya Rising Candle oo loo Yaqaano jaranjaradii dhexe ana salaankii dhexe waxaana sidan ugu bixinay waxay usamaysan yihin sida ( Salaan AMA jaranjaro Oo kale ) waxaadna ku arkaysaa suuqa Time frame ka 5M ilaa 15M

Candles Casharkeenii labaad 2

Falling 3 Method

Falling 3 Method wuxuu la mid yahay kii ka horeeyahay ee aan kasoo hadalnay wuxuu usamaysan yahay sida kii ka horeeyay wuxuuna kali kaga duwan yaay in fallin method uu leeyahay sadex candle oo yar oo Buy ah oo gudaha ugu jira waana isku mid time frame ka 5m ilaa 15M

Candles Casharkeenii labaad 2

Dragonfly Doji

Dragonfly Doji wuxuu ku jiraa candles ka ugu horeeya dhanka trading keena waana candles aan ku tashano wuxuu leeyahay awood uu suuqa kusii wadi karo iyo awood uu suuqa jihadiisa ku badali karo waana Candle kaliya ee inta badan dhaca suuqa jihadiisa isbadali rabto Dragonfly wacaa ubixinay (MUSBAARKII SUUQA) maadaama uu uu yahay Candle usamaysan sida musbaarka oo uusan lahayn madax wayn sida Candle ka Doji ga oo ah candle madaxwayn oo aan baran doono insah allah Hadaba Candlekan sida aan idiin sheegay wuxuu dhacaa marka ay jihada suuqa is badalayso.

Candles Casharkeenii labaad 2
Candles Casharkeenii labaad 2

Gravestone Doji

Gravestone Doji waa Candles sell ah oo cadaynaya in suuqa jihadiisa isbadashay waana candle ka misa candlekii kan ka horeeyay wuxuuna cadeeyaa in suuqu jihadiisa sell aaday markasta oo aad candlekan aragto sida oo kor kusoo xusnay candles kan inta badan waanu ku tashanaa waxa ayna cadaynaysaa sida ay suuqa muhiimka ugu yihiin

Candles Casharkeenii labaad 2

Tweezer Bottom

Tweezer Bottom ama Dubayaashii is laekaa waa laba candle oo is laeg kala midab ah waxa ayna dhacaan suuqa kr usocda suuq hoos usocda iyo in ay dhacaan dhexdaba waana candles aad unaqaano (DUBAYAASHII ISLEKAA) Waxa ay inoo sheegaan in suuqu jihadaa kusii soconayo iyo in suuqu jihada badalanayo intaba Waa candles meelo badan dhaca wakhtiyada ugu muhiimsan waa 5M ilaa 10M waana Candles aad ufiican.

Candles Casharkeenii labaad 2
Candles Casharkeenii labaad 2

Tweezer Top

Tweezer Top ama Dubayaasha Hoos ujeeda waa candles sell ah oo inoo sheega in suuqa jihadiisa ay sell isu badashay ama uu sell kusii soconayo waana candles sidaan hore usheegnayba kala nuuc ah oo aam isku mid ah iyo islaeg waxaan kaloo kor kusoo xusnay in candleska ay dhacaan 5M ILAA 10M waana candles suuqa muhiimad wayn ku leh.

Candles Casharkeenii labaad 2
Candles Casharkeenii labaad 2

Other relevant topics

Gabo Gabo iyo Talo

isku day inaad cashar walba marka aad dhamaysato aad Raaciso Practice ama Tusaalayaan oo Aad baadho waxa laguu sheegay kaliya aadan noqon Akhriste uun insha allah waxaan rajaynayaa in aan Casharada soo Badin Doono ( Us: Abdikhadar Ali Abdihafid )

Share This Article