Search
Close this search box.

Candles Sidee ayey ushaqeeyaan?1

Leson 1

Hordhac.

Candles macnaheedu waa sumacyo yar yar oo su samaysma qaab kala sareeya, oo loo yaqaano Sigsag meeshani waa meesha aynu ka qaadano qiyaasta waana meesha keenta Guusheena Ama Khasaaraheena waxaan had iyo isku daynaa inaan noqo kuwo ka guulaysta dareenkooda, isku day inaad noqoto qof ka guulaysta dareenkiisa dhanka tradin ka waayo had iyo jeer tradeka waxaa xukuma waa Dareenka inta badan waxaa loo asteeyaa bil ama ka badan oo Demo trade ah ama waxa loo yaqaano Fake trade, aan u Gudubno Sharaxaada Candle walba iyo waxa uu qabto.

Candles Sidee ayey ushaqeeyaan?

moorning star

Morning star Candle waa shumac yar oo udhaxeeya labada candle ama shumac ee waa wayn kaasi oo ku samaysma dhexdooda wuxuuna samaysmaa shumacaasi 5:00AM ilaa 11:00AM inta udhaxeeysa mana dhaco meel kasta ee wuxuu wareejiyaa suuqa jihadiisa Time Frame kee la helaa, waxaa inta badan la helaa 5M ka iyo 4M ka waana labada time ee ugu fiican.

Evening star

Sida aan kor kusoo xusay Shumacan wuxuu la mid yahay Shumicii ka horeeyay waaxa shucan isaga la mida kaliya waxay ku kala diwann yihiin Time ka oo ah waxa shumacyada kala qaybiya Shumacan wuxuu dhacaa inta badan 7:00PM Ilaa 9:00PM waana Shumac ka badan kii hore inta uu Dhaco Suuqa Waxa uu dhacaa inta badan 5M 4M IYO marka candleska laga dhigo 15M oo Timekana laga digo 5M Ayaa la helaa.

Candles Sidee ayey ushaqeeyaan?

Hammer

waa Candle inta badan ay soomaalidu u taqaano jiheeye waana candle awood uleh in meel kasta oo uu dhaco uu wax ka badalo waana candle aad loo jecelyahay sababta ooo ah wuxuu suuqa wax uga badalaa si dhakhsiiya ah wuxuu dhici karaa wakhti kasta wxuuna awood ileeyahay inuu dhaco suu kor usocday iyo suuq jihadiisa markaa isbadali rabto.

Shooting star

Shooting star wuxuu la mid yahay Hammer waana mid saga u eg wuxuuna ujeedaa hoos Saan kor kusoo xusay wuxuu Shabahaa oo loo jecelyahay sida kii ka horeeyay waana Candle aad loogu kalsoon yahay Wuxuuna dhici karaa saacadkasta waa wakhti kasta waxaana laa helaa meelaha kii hore laa helikarayey oo ah suuq hoos usii socda ama suuq sooo daadan raba intaba.

Other relevant topics

Gabo gabo iyo Talo

Casharkan waa kii koobaad ee aan qaado waxaan soo Galim doonaa Casharo badan oo ah sidii aad unoqo lahayd trader akhriya suuqa kuna shaqaysta Xirfadiisa FG: Sharadan dhamaantood FREE mana ah wax lacag aanu kaaga qaadayno. (Us: Abdikhadar Ali Abdihafid

Share This Article