Search
Close this search box.

1What is the Expert Option?: waa maxay Expert Option?

What is the Expert Option: waa maxay Expert Option?
What is the Expert Option: waa maxay Expert Option?

Expert option waa suuq loou talo galay in looga shaqaysto si maalinle ah waxa uuna suuqyada kale kaga duwan yahay in uu shaqeeyo 7 days of the week todobada maalmood ee isbuuca halka suuqdaya forex & iq option ay shaqeeyaan shan casho oo kaliya. suuqan waxa uu kaliya kaaga baahan in aad shuruudaha yar een aan hoos ku xusi doona in aad si dhamays tiran uga soo baxdo waxa aan kuu balan qaadayaa in aad noqon doonto qof ku guulaysta suuqa Expert option oo noqda qof wax laga waydiiyo suuqan, shuuruduhu ma badna waa shuruudo aad ukoobadan kaliya waxa ay kaaga baahan yihiiin aad joogtayso oo aad noqoto qof si maalinle ah usameeya intaas oo kaliya ayaa lagaaga baahan yahay.

Sidee buu ushaqeeyaa expert option

Expert option wuxuu ushaqeeyaa si isu dheeli Tiran oo lagu magacaabo scalping trade midan waxaa lagu magacaabaa suuqii dagdaga ahaa oo kuu sahlaya inaadan 5 Daqiiqo ka badan ku jirin waana suuq kuu sahlaya inaad hadii aad khibradiisa leedahay aad ka faaidaysan karto maalin walba, waxa oo kale oo suuqan kuu salayaa in aad dhaqaale Fiican ka samayso hadii aad tahay qof goaan kusoo qaatay in uu suuqan dhaqaale ka sameeyo,waxaan kuu arab istaagi doonaa wax kasta oo aan kugu dhaamo insha allah.

What is the Expert Option: waa maxay Expert Option?

Maxaa kuu sahlaya inaad ku Guulaysato suuqan?

  1. waa inaad ahaa qof udiyaarsan in uu suuqan ugu yaraan xo buuxa ka hayo qaabka aan kor kusoo xusnay
  2. waa inaad tahay qof ay ka goan Tahay inuu ka midha dhaliyo waxa wuu suuqan u yimi
  3. waxa lagaa baahanyahay inaad joogatayso oo aad ahaato qof maalintii ugu yaraaan sameeya 10 trade ama wax ka badan
  4. waa in 10 trade ama ka badan oo aad samaysaa ay 85% ay ahaa daan kuwo Guulaysta oo dhanka guusha loo jiheeyo

Sideed ku keeni kartaa tradeyo la hubo?

waa in aad ahaa qof raadin badan waa waxa af ka qalaad lagu yiraah search markasta isku day inaad noqoto qof wax raadiya oo aan ku koobnaan waxa uum hal meel ka maqlo, isku dayn mar walba kadib adaa joogtayn doona waadna la qabdan doontaa waxaas noqon doontaa qof aysan dhibin inuu wax Search maalin walba ugu yaraan 2 jeer.

What is the Expert Option?: waa maxay Expert Option?

Toolska suuqa iyo waxa ay qabtaan

  1. RSI
  2. Moving avareg
  3. Bollinger bands

RSI

Rsi waa mid ka mida toolaska aan suuqa u isticmaalno waana kuwa ugu muhiimsan ee loo isticmaalka ka Signalska wuxuu kaa saacinayaa inuu jihada suuqa 35% kuu sheego halka ay kaa xigto meeshii aad udhaqaaqi lahayd Sida aan inoo sheegay Toolkan wuxuu inaa caawiyaa inuu inoo sheego 35% suuqa jihadiisa

Moving Avreg

Toolkan wuxuu leeyahay waxaa loo yaqaano cross lyne oo ah labo xariiqoon oo is goynaya kuwaasi oo marka suuqu jiho kale u jihaysTo is jaraya ama isgoynaya waxaana loo yaqaanaa cross lyne, Tool kan waxa uu inoo sheeaa 30% jihada suuqa waxa aadna ku arkaysaa meelo badan oo ka mida suuqa isaga oo is jaraya ama is goynaya oo bidalaya jihada suuqa.

What is the Expert Option?: waa maxay Expert Option?

Bollinger Bands

Bollinger Bnads waa Tool kale oo inoo sheega shaqada ugu danbaysa ee aan suuqa ka qaban lahayn waana Tool aad muhiim uga ah agteena waxa uuna inoo sheegaa wixii aan qaban lahayn marka aan labadii ka horeeyay soo xaqiijino waana meesha ay ka bilaabmayso howsha ah in trade aan qaadano Toolka sida aan kuwii horeba soo sheegnay waxa uu suuqan ka yahay 35% Waana sababta aan usiinay inuu ugu dambeeya goaan keena waana hagaha suuqeena.

What is the Expert Option?: waa maxay Expert Option?

ugu dambayn

waxaan kor kusoo xusay hordhaca suuqa Expert option iyo waxa aad qaban lahayd marka aad kasoo baxdo shuruudaha uu suuqo kaaga baahan yahay, waxaan kale oo halkan kusoo gudbin doonaa casharo taxane ah oo ku saabsan suuqa Expert option LASOCON PART 2 insha allah

Share This Article